Tarabiyeynta Naftaada waa habka kor loogu qaado garaadka, xirfadaha, iyo dabeecadahaaga si aad u noqoto qof naftiisa si wanaagsan u maamula, karti sare leh, isla markaana ka miro dhaliya himilooyinkiisa nolosha. Waa geedi socod muhiim ah oo lagu gaaro horumar iyo guul nololeed. Qodobada ugu waaweyn ee tarbiyeynta naftaada ka mid ah waxaa ka mid ah